Home –
Waxaan booqasho gargaar bani’aadamnimo ku tagnay deegaanka Gedo Dhoobley, halkaas oo aan raashin gargaar ah ku gaarsiinay qoysaska danyarta ah ee aadka ugu baahan taageerada. Waxaan sii wadi doonnaa garab istaagga bulshada iyo caawinta dadka nugul.